about us | dv project | family support projects| training | projects | policy subs | newsletter | membership | resources | contact |languages | links
URURKA U HADLA DUMARKA LAAJIGA AH EE NSW
Aragti
In laga taageero dumarka laajiga iyo qaxootiga ku ah gobolkan NSW si ay u maquunsadaan himilooyinkooda dhaqaale, siyaasadeed, bulsho, dhaqan lyo sinnaanta ragga iyo haweenka.
Ururka u hadla dumarka laajiga ku ah NSW ee loo yaqaanno ("Speakout") waa hay'adda ugu sarreysa ee u dooda dumarka laajiga iyo qaxootiga ku ah gobolkan NSW ee Ingiriiskuna aanu ahayn afkooda hooyo una doodayey tan iyo 1985.
Siyaasaddeenna
ergeynimada iyo afmiinshaarnimada waxaa sii dheer, waxaan:
· adeegyo toos ah slinnaa dumarka laajiga iyo qaxootiga ah adeegyadaas oo
la xiriira arrimaha kadeedka guriga iyo shaqaaleynta;
· fulinnaa waxbarashada buishada;
· bixinnaa tababarrada dawladda, buishada iyo hay'adha gaarka an;
· fulinnaa tijaabooyin hogatusaaieeya baahida dumarka laajiga iyo qaxootiga
ah; iyo
· maamulnaa mashaariicda horumarinta buishada iyo kuwa hormarinta dhaqamada
bulshadaba.
Ururkan dumarka u hadla waa hay'ad bulsho ku saleysan ayna maamulaan dumar Ingiriisku aanu ahayn afkooda hooyo.
Si aad ula xiriirto ururka u hadla dumarka u dir telefoonkan (02) 9635 8022 ama dhambaal elektaroonig ah u dir women@speakout.org.au. Haddii aanan ku hadlin luqaddaada waxaan kuu qaban-qaabin karnaa qof kuu afceliya.